Kooxda Micheal Arteta isla daqiiqadii labaadba
waxa ay furteen akoonkooda goolasha waxaana
daqiiqadii 2aad u dhaliyey gool Declan Rice
Qaybtii hore ee ciyaarta waxaa lagu kala nastay goolkaas
Qaybtii labaad kooxda macalin Canavaro wax
isbadal ah lama aysan iman oo aan ka ahayn in
ay difaacasho ku dadaalaan lakiin daqiiqadii
66aa ayuu Kai Havertz gool madax ah ka
dhaliyey waana golkii labaad ee ay kooxda Arsenal dhaliso
Ciyaarta maamulkeeda waxa iska sii wadatay
kooxda Arsenal ilaa ay goolka sadexaad ka
dhilyaan daqiiqadii 91aad waxaana u saxiixay
kabtankooda Martin Odegaard